Tiro maxaabiis ah oo uu cafis u fidiyay madaxweynaha Jubaland ayaa laga sii daayay xabsiga dhexe magaalada ee xarunta kumeel gaarka ah maamulka jubbaland ee Kismaayo, waxaana cafiskaas ku dhawaaqay madaxwyne kuxigeenka koowaad ee maamulka jubbaland Maxamuud Sayid Aadan maalintii Ciida ahayd.
Leave a Reply