Xildhibaando Ka Tirasan Barlamaanka Somaaliya ayaa Taageeray Waxqabadka Xuumada Soomaliya ee uu hogaamiya Raysawsaare Xasan Cali Khayre iyo mudadii ay Jirtay, Xildhibaanadaan kala ah Idiris Xasan iyo xildhibaan Daahir Cabdi Cabdulle waxay Kasoo horjeesteen Kudlada Horisocod ee Nairobi lagu sameeyey oo u shaqeeyo Cadowga soomaliyeed.
Leave a Reply