Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ayaa waxaay xukun dila ku fulisay Todobo Rag ah, kuwaasi oo horey Maxkamaddu ay ugu xukuntay dil toogasho ah, Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidamada ee Puntland Cawil Axmed Faarax ayaa sheegay raggan in horey xukun dil ah loogu riday, balse maanta lagu fuliyay xukunkooda.
Leave a Reply