Waxaa xalay magaalada Muqdisho ka dhacday munaasabad balaaran oo lagu xusayey Maalinta Xoriyada iyo Midowga dalka Soomaaliya 1da Luulayo. waxana ka qayb galay Madaxda Dalka ugu saraysa, Gudoomiyaha gobolka Baandir,xildhibaano madaxdii hore,Ciidamo iyo qaybaha kala duwan ee bulshada.
Madaxwynaha soomaliya ayaa waxuu ka jeediyey qudbad kala duwan oo taabanaysa meelo badan iyo dadkii u dagaalamay xornimada soomalyeed.
Leave a Reply