Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu hambalyeeyey ummadda Soomaaliyeed 57-sano guuradii ka soo wareegtey xiligii ay gobollada koonfureed ee dalka Soomaaliya xorriyadooda ka qaateen gumeystihii ayna midoobeen gobolada Waqooyi iyo koonfureed.
Leave a Reply