Gudiga Wadahadalada Khaatumo iyo somaliland ayaa hargeysa war saxaafadeed ay ku qabteen ay sheegen in shirkii lagu Balan sanaa Burco oo fashilmay madaama Khaatumo ay gobolada sool iyo sanaag ay kacilaamiyeen shirkaas iyadooo aan laysa meel dhigin cida ka qayb galaysa iyo waxa laga wada hadlaayo.
Hoos kadhaawo
Leave a Reply