Waxaa hakad galay isticmaalka Lacagta Soomaliga ah ee magaalada Caabudwaaq gobolka Galguduud, Sababta ganacsatadu u diideen in ay dadka wax kaga iibsadaan lacagta Shilin Soomaaliga ayaa ah markii lacago badan oo ka yimid Baladwayne soo galeen magaalada Caabudwaaq.
Warbaahinta Gedotimes si ay wax oga agaato diidmada lacagta Shilling Soomaliga laga diiday Caabudwaaq ayaa Gedotimes Makrofoonka ladhexmartay dadwaynaha Caabudwaaq waxaana hadaladoodii kamid ahaa
Leave a Reply