Qaar Ka Mid ah Xildhibaanada Maamulka Jubaland Ee Kasoo Jeedo Gobolka Gedo Ayaa Si Kulul Ooga Hadley Abaaraha Wali Ka Jiro Gobolkaas Waxaana Ay Baaq U Direen Dowladda Soomaaliya Iyo Maamulka Jubaland inay gurmad daga daga lasoo gaaraan dadka abaaruhu saameeyeen.
Leave a Reply