Jeneraal Jaamac Maxamed Qaalib oo dhawaan uu Madaxweynaha Soomaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) uu u Magaaabay Gudoomiyaha Guddiga Taakuleynta Ciidamada Dowladda ayaa iska casilay xil uu Madaxweyne Farmaajo habeen ka hor u magacaabay, Jen. Qaalib oo warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay inuu ka cudur daartay xilkaas loo magacaabay.
Leave a Reply