Maamulka Degmada Balanballe ayaa ugu baaqay Jaaliyada Waqooyiga gobalka Galgaduud in ay ka qayb qaataan Qalabaynta Isbitaalka Balanballe oo ay kajirto baahi dhanka Qalabka shaqada ah
Kala xiriir Gudoomiyaha degmada Balanballe Jaamac Xayle 00252615314866
Bye Ayaanle Cabdulaahi Jaamac
Leave a Reply