Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa maanta Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle ku xir xiray Maamulayaasha Iskuulada ku yaala Magaalada Jowhar ee Xarunta Shabeelaha Dhexe, Waxaana lagu eedeeyey inay Shabaab la shaqeynayeen kadib markii Al-shabaab ku casumeen shir ay lahaayeen kadibna ay kulan Dagaalamayaasha Al-shabaab.
Leave a Reply