Gudoomiyaha Aqalka Sare ee soomaliya Cabdi Xaashi ayaa sheegay inaan soo celin karno sharaftii ciidanka Soomaliya Hadii aay helaan daryeel iyo dhowrid taasina waxay keenaysaa inaan ka kaaftoono ciidamada shihseeyaha ee naloo keenayo.
Gudoomiye Cabdi Xaashi ayaa sheegay inaan gari doono inaan ciidan u dirno Africa waxaana hadalkaan ka sheegay xaflad dhaqaale loogu aruurinaayey Ciidmada soomaliya oo ka dhacday Muqdisho
Leave a Reply