Ururka haweenka Jubbland ayaa ka tacsiyeeyey AUN Xaliimo Xasan Diiriye oo ahayd gudoomiye ku xigeenkii ururka haweenka Barwaaqo ee degmada Baladxaawo oo Kooxo hubeysan ay ku dileen degmada baladxaawo, waxayna ilaahay ugu baryeen in janadii geeyo ehehlkii ay ka baxday samir iyo iimaan kasiiyo.
Leave a Reply