Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad ayaa ka digay hadal dhawan ka soo baxay Sheekh nuur Baaruud Gurxan ooo ku socday Xildhibaannada, Hadalkaas oo shiiq Baruud sheegay ayaa ahaa hadal aan xumaan lahayn waxuuna sheegay in dowlada Mooshin la xisaabtan ah laga keeni karo lakiin mid dowlada lagu duminaayo oo dalka wax loogu dhimaayo hdii lakeeno in xildhibnaadaa guryahooda lagu weeraraayo.
Leave a Reply