Madaxweynaha dowladda Federaalka Sooamaliya Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta si rasmi ah u furay Kal-fadhiga labaad ee Golaha Aqalka Sare ee Soomaaliya,waxana ka qeybgalay Xubno ay ka mid yihiin ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre Gudoomiyaha Aqalka sare cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo sidoo kale Wakiilo ka socday Beesha Caalamka.
Wararkeena dambe kala socda Video iyo Codba
Leave a Reply