Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyrre iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Kismaayo, waxaana halkaas ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu ka mid yahay Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe iyo qabaha bulshada ee Magaalada Kismaayo.
Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyrre ayaa u Mahad celiyay Madaxdii soo dhaweysay, waxaana uu sheegay in Berri Magaalada Kismaayo uu ka furmi doono Shirka Golaha Wasiiradda Soomaaliya taasina ay guul utahay dowlada soomaliya iyo shacabkeeda.
Leave a Reply