Shirka Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Kismaayo Waxaan shirkan shir Gudoominayey RW Kheyre iyadoo lagu ansixiyay sharciyo dhowr ah.
- Sharciga Saxaafada oo dhowaan Wasiirka Warfaafinta ku dhawaaqay in dib u eegis lagu sameeyay qodobadii ay cabashada ka keeneen saxaafada.
- Sharciga Waxbarashada oo uu soo diyaariyay Wasiirada Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta.
Leave a Reply