Taliska Booliiska Gobolka Mudug ee Puntland ayaa ku eedeeyay maamulka Galmudug inay ka dabeeyeen dilka labo sarkaal oo ka tirsan puntaland waxaana saraakiishaan lagu dilay deegaanka Jeexdin, macada sababta loo dilay dadkaas iyo cida sida rasmiga ah uga dambeeysa.
Leave a Reply