sida uu kusoo waraamaayo Wariyaha Gedotimes ee Magalaada Kismaayo waxaa si habsi leh u socda Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo markii ugu horeeysey ka furmay Magaalada Kismaayo waxaana shir gudoominaayey Raysawaasaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre oo waheleeyaan Madaxwayanaha jubbaland axmed Madoobe iyo Xubno ka tirsaan Golaha Wasiirda Jubbaland.
Wararkeena dambe kala Socoda war murtiyeedka Shirka Golaha Wasiirasda
Leave a Reply