Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar Caafimaad ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa dib ugu laabtay Hargeysa iyadoo si balaaran loogu soo dhaweeyey caasimada Somaliland ee Hargeysa, madaxweynaha waxaa garoonka ku soo dhaweeyey dadweyne aad u tiro badan oo ay ka mid yihiin maayarka caasimada, mudane Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid iyo masuuliyiin kale.
Leave a Reply