
Xarunta Safaarada Turkiga ee Magaalada muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay kulan hordhac u ah Munaasabad lagu xusayo Maalintii uu fashilmay afgebigii dhicisoobay ee dhacay dalka Turkiga safiirka ayaa uga mahad celiyey shacabka iyo dowlada soomaliya siday u taageereen dalka Turkiga.
Leave a Reply