Wasiir kuxigeenka wasarada gancsiga iyo maal gashiga axmed Maxamed nuur ayaa ka hadlay Ciidamo Dowlda Soomaliya ka qaadanayso Gobolada Sool iyo Sanaag, Ciidmadaan ayaa ka mid noqonaya ciidmada qaranka Soomaliyeed wasiir kuxigeenka ayaa sheegay in dowlada soomaliya farah kala baxdo faragalinta ay ku hayso Somaliland.
Leave a Reply