
Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cumar Cameey ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay Nabada Magaalada Gaalkacyo wax kastana u hureyso lakiin Galmudug waa inay daacadnimo iyo walaal tinimo layimaadaan si nabad buuxda loo helo, waana inay Galmudug iska daysaa Dilalka qorsheysan iyo fowdada.
Leave a Reply