
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa magaalada Garoowe ku Daahfuray bandhigii 3-aad ee buugaagta, sidoo kalena waxa uu madashaasi kusoo bandhigay boogiisa lagu magcaabo ”A Challenging Transition In Soomaali”, kaasi oo ka waramaya wax qabadkii Madaxwayne Gaas.
Leave a Reply