Magaalada Gaalkacyo waxaa kadhacday xaflada toobabar loogu sameenayo ciidan isku dhaf ah kuwaasi oo ka imaanaya Galmudug iyo Puntland, Ciidanka isku dhafka ayaa ah kuwa Bolis ah oo tiradooda gaarayso 50 waxana ay ka shaqeyndoonaan amaanka magaalada Gaalkacyo.
Madaxda Puntland oo kamid yahay Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qarjab ayaa walaac ka muujiyey sidii ay ciidamo isku dhafa oo ka socda Galmudug iyo Puntland uga hawl galayaan Gaalkacyo sababtoo ah Galmudug waxay si joogta ah uga wadaa dilal qorshaysan magaalada Gaalkacyo daacadna akama ahan Nabad Ka dhacda Gaalkacyo.
Leave a Reply