Muunaasabad ka dhacday Magaalada Hargaysa oo lagu xusaayey sanadguuradii 60aad markii la aas aasay idaacada BBCda waxaana ka qayb galay Madaxwayne kuxigeenka somaliland.Wasiiro iyo suxifiyeen horey uga soo shaqeeyey BBcda iyo Marti sharaf kale.
Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cadaani ayaa halkaas ka hadlay asagoo eedeyn kulul usoo jeediyey Bbcda inaysan dhex dhexaad ahayn oo ujanjeerto dhinaca soomalida soomaliya.
Leave a Reply