Madaxwaynaha Maamulka Puntland mudane C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa saxaafada kula hadlayey magaalada Garowe gaar ahaan Xarunta madaxtooyada Puntland ayaa ku amaanay go,aankii Golaha wakiilada Puntaland ay kalsoonida kala noqdeen Xukuumadiisa.
Madaxweynaha ayaa fariin u diray Isimadda, Odayaasha dhaqanka, Ciidamada iyo Shacabka Puntland oo ah in ay ilaaashadaan amniga iyo daganaanshaha lana shaqeeya ciidamadan, Madaxwayne Gaas aya sheegay inuu xukuumad kusoo dhisaayo 21 cisho gudahood isagoo la tashanaaya madaxwayne ku xigeenka.
Leave a Reply