Wasiirka Warfaafinta Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay lawareegi doonto Maamulka Furaha Soomaaliya 252 iyo astaanta Internet ee “SO” waana hanti qaran sida uu sheegay wasiirka warfaafinta, shirkadaha taleefanka ayaa iska isticmaala furaha soomaliya ayagoo bixin canshuur.
Leave a Reply