Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ,Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Madaxda Haya’da UNDP ayaa xarunta Xalane ee Magaaladda Muqdisho uga qeyb galay shir looga hadlayay dardargelinta howlaha mushaariicda ee deeq bixiyaasha caalamka ay ku taageerayaan Baarlamaanka Soomaaliya.
Leave a Reply