Kulan ay soo qaban qaabisey Wasaarada arimaha Gargaraaka iyo Maareynta masiibooyinka oo looga hadlaayey sidii looga hortagi laha masiibooyinka ayaa ka dhacay Muqdisho waxana ka qayb galay Wasiirka Gaargaarka Dr Maryan Qaasim axmed, maamul goboleedyada iyo qaar kamida wasaarada Gaargaarka iyo masiibooyinka.
Leave a Reply