Xildhibaanad Hani Maxamed Aadan oo ka tirsan Barlamaanka Soomaliya ayaa booqasho ku tagatay Kaamka Barakacayaasha ee degmada Boosaasob waxaana booqashadeeda ku waheliyey DUqa magaalada Boosaso iyo Gudoomiyaha degmada boosaaso.
Xildhibaanad Hani ayaa sheegtay in ay tahay wax aad loogu farxo in Puntland cidwalba ku noolaan garto waana waxa soomalida looga baahan yahay.
Leave a Reply