Magaalada Gaalkacyo ayaa Maanta wax Ganacsiya kajirin kadib markii ganacsatadu diideen qaadashada kunka shillin oo ah lacagta kaliya ee laga isticmaalo Soomaaliya, Goobaha Waa Weyn ee Ganacsiga Gaalkacyo Qaarkood Ayaa Maanta Xiran, Waxaana inta Furana wax lagu kala iibsanayaa dollar.
Leave a Reply