Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaaji iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka iyo saraakiisha Madaxtooyada ayaa munaasabad saagootin ah ugu qabtay Safiirkii dalka Sweden Mr. Mikael Lindvall oo muddo gaaraysa 5 sano ka shaqaynaayey dalka.
Madaxwayne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa guddoonsiiyey Safiir Mikael Lidvall Hidiyad.
Leave a Reply