qaar kamida Odayaasha,waxgaradka iyo Culumada soomaliyeed ayaa waxay soo dhaweeyey Baaqii Madaxwaynaha Soomaliyeed Maxamed cabdulaahi farmaajo ee ahaa in lajojiyo Xabada kasocta gobolka Galgaduud gaar ahaan Xeraale, waxayna sheegeen waxgaradkaan in xabada lajoojiyo si sharuud la’aan ah.
Leave a Reply