
Xildhibaanada baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay cod u qaadeen qodob ku aadanaa 8dii Kursi ay horay u diiday doorashadooda Maxkamada sare ee dalka 184 Xildhibaan ayaa isku raacay diidmada go’aankii ka soo baxay Maxkamadda sare ee dalka ee ahaa in dib loogu noqdo doorashada 8-dii kursi ee muranka ka taagnaa, Hadaba waxaa is waydiin leh xildhibanada u hogaasami waayey Xunkinkii maxkamada sarre ee dalka ugu sareysey sharcigee u hogaansamayaan.
Leave a Reply