Baarlamaank Galmudug ayaa iska maqan tan iyo intii aydoorteen Madaxwayne Cusub Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) waxaana weli looga fadhiyo in uu soo Magacaabo Golihiisa Wasiirada cusub taas oo uu ladaahay.
Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa isugu yeeray Mudanayaasha Baarlamaanka Galmudug inay ksuoo noqdaan Xarunta ku meel gaarka ah ee Maamulka Galmudug si loo gudo galo shqada sugaysa Mudanayaasha Baarlamanka Galmudug.
Leave a Reply