Maamulka Gobolada dhexe ayaa ku eedeeyey Galmudug inay ka dambayso colaada iyo amni la’aanta kajirta gobolka Galgaduud gaar ahaan Kan maal mahaan kasocday Xeraale, dagaalkaan Xeraale ka dhacay ayaa waxuu gaystay qasaare isugu Jira dhaawac iyo dhimasho mana ahan markii ugu horeysay ee lagu eedeeyo Maamulka Galmudug ee xaruntiisa tahay Cadaado.
Leave a Reply