Taliyaha Ciidanka Nabad-Sugida iyo sirdoonka Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Cali Sambaloolshe ayaa sheegay in ay jiraan Shirkado sida,kuwa Xawaaladaha, Bangiyada lacagaha haya iyo Gacnsato Al-Shabaab lacag u dira kuwaas oo geeya deegaanada Bariire iyo toora tooroow ee Gobolka Shabeellaha hoose oo ay Al-Shabaab maamulaan, xiligaan wixii ka dambeeya ee taga deegaanada Shabaab ee dhaqaalana u geeya sharcigaa lala tiigsanaya.
Leave a Reply