Dhawaan bay ahayd markii Baarlamankii Puntland kalsoonida kala noqdeen Xukuumada uu hogaamiyo Madaxwayne Cabdiwali Gaas, waxaana hada madaxwaynaha Puntland wadaa sidii uu usoo magacaabi lahaa Wasiiro cusub.
Wasiiradii hore ayaa waxay bilaabeen inay soo bandhigaan waxqabadkoodii si loogu soo daro wasiirada Cusub ee lagu wado in lasoo magacaabo.
Hoos kadaawo
Leave a Reply