
Wararka ka imaanaya Gobolka Banaadir ayaa sheegayaaTaliyihii Ciidamada ilaalada Wadooyink Gen. Cali Xirsi Barre Cali Gaab ayaa Xilkii laga qaaday,waxaana Xilkaasi loo dhiibay Cali Maxamed Cali oo horay u soo noqday Taliyihii Ciidamada Taraafikada Gobolka Banaadir.
Leave a Reply