Allaha Unaxariistee Kornayl Maxamed Cismaan Ruukow oo Kamida Ciidmada Soomaliyeed ee ku sugan degmada Luuq ayaa xalay gurigiisa lagu dilay lama garanaayo cida kamasuulka ah.
Gedotimes oo laxariirtay waxgaradka degmada Luuq ayaa u sheegay in Wasiirka Amniga Jubbaland Cabdirishiid Janan iyo Kornayl Maxamed Cismaan ay is afgaradwaa uu dhex maray qorigiisana laga qaaday.
Warerkeena dambe kala socda warar dheerad ah oo ku saabsan dilka kornayl Maxamed.
Leave a Reply