Wasaaradaha qorsheynta Dowladda Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada ayaa shir ku yeeshay magaalada Muqdisho kaasi oo looga hadlayo arrimaha dabagalka qorshaha qaran iyo xeer ka hadlaya habka qiimeynta iyo dabagalka qorshaha Qaranka ee loo sameeyay dalka kaasi oo ay hormuud ka tahay wasaaradda qorsheynta Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Leave a Reply