Waxaa Caasumada soomaliya ee Muqdisho laga Furay Xarunta Xiriirka Guud ee Ururada Shaqaalaha Soomaliya waxana ka qayb galay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka Soomaaliyeed Mudane Cabdiweli Sheekh Ibraahim Muudey, Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha bulshada Soomaaliya, xubno ka socday Guddiga Qaran ee shaqaalaha Rayidka.
Leave a Reply