
Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadn ayaa maanta isku shaandheyn ku sameeyay Golihiisa Wasiiradda ka dib Munaasabad ka dhacday Magaalada Baydhabo ee Xaruunta ku meel gaarka ah ee Koonfur-galbeed.
24 Wasiir iyo 24 Wasiir ku xigeen iyo 9 Wasiiro dowllo ayuu Maanta Magacaabay Shariif Xasan,waxana ku jira Wasiiro Cusub iyo kuwo ka mid ahaa Golihiisa Wasiirada hore.
Leave a Reply