Waxaa Isi soo taraya Muwaadiyiinta soomaliyeed ee Guryahoodii Muqdisho si sharci daro ah looga haystey oo dib loogu soo celinaayo taas oo farxad galisay shacabka Soomaliyeed, Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa kuwareejiyey Aweys Shiiq Cabdulaahi ayaa ku wareejiyey Ismaaciil Burci gurigiisa oo ku yaaley Xaafada buulo xuubeey.
Leave a Reply