Wasiirka wasaaradda gaadiidka dhulka iyo cirka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Maxamed Cabdulaahi Salaad ayaa sheegay in garoonka duyuuradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho loo dhameystirey qalabkii sahleya duulimaadyada habeenkii isla markaana garoonka uu shaqeynayo in ka badan 16 saacadood.
Leave a Reply