Degmada Balaxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxa laga hirgaliyey Dugsi Sare ee Shiiq Maxamuud Macalim Nuur, oo Maalgaliyeenka Bulshada Kasoo Jeeda Baladxaawo ee kusugan dal iyo dibada Dugsigaan sarre ayaa Si casri ah loo dhisay waxuuna ka kooban yahay 7 qof iyo qolka qadada, xaafiisyo iyo qolka shirarka.
Dusigaan sarre ee Shiiq Maxamuud Nuur ayaa wax wayn kabadalay waxbarashada Degmada baladxaawo waxaana looga maarmaya in Dugsi sarre loo doonto Magaalada xuduuda Kenya kutaala ee Mandera oo dhib wyn aadi taankeeda waalidiinta iyo ardayduba dhib ku qabtay.
Wararkeena dambe kala socda Video furitaanka Dusiga sare Shiiq Maxamuud Nuur
Leave a Reply