Magaalada caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ka dhacay banaanbax kaasoo lagu cambaraynayo musiqii ay ku sameeyeen imtixaankii qaranka ee dagmada caabudwaaq iyo balanbale masuuliyiinta dowlada gaar ahaan Agaasima waxbarashada soomaliaya iyo wasiirudawlaha waxbarashada jaabiri ayaa lagu eedeeyey inay isdaba marin ku sameeyeen najiitada imtixaanka waxaana iskuulada Balanbal iyo Caabudwaaq loo soo diray labo Najiito oo kala duwan.
Macalimiinta iyo Ardayda Iskuulada Caabudwaaq iyo Balanbal ayaa waxaay kacodsanyna xukuumada Dalka oo horay ubalanqaaday inay ladagaalamidoonto musuq Maasuqa ay waxkaqabto arintaan.
Leave a Reply