
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Amniga Gudaha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa goordhow gaaray magaalada Jowhar ee xarunta Maamulka Hirshabeelle, Wasiirka ayaa Jowhar wuxuu u tagay ka qeybgalka furitaanka shir dib u heshiisiineed oo maanta magaaladaasi uga furmaya Labo beel oo dhowaan ku dagaallamay degmada Cadalle ee Sh/dhexe.
Leave a Reply