
Month: July 2017



Daawo:Dood kulul oo dhexmartay Wariye Duraan Shirwac iyo M Kuxigeenka GalMudug Maxamed Xaashi “Carab”
Waxaa xalay Lagu qabtay Tvga Hctv Xarubtiisa Magalada London ee Caasumada Indiriiska Barmaamij Gaara oo lagu wareysanaayo madaxwayane kuxigeenka Galmudug Maxamed xaashi carab waxaana dhanka […]

Dhageyso:Xildhibaan Ibi oo afkafurtay Miisaaniydii Dowlada Soomaliya u qorsheeysey Puntland
Xildhibaanada baarlamaanka ayaa wasiirka maaliyadda hor geeyey qorshooyin dib u eegis lagu sameynayo miisaaniyadda Dowladda oo horay loo ansixiyey, mudanayaasha baarlamaanka ayaa arbacadii dalbaday in […]




Wasiirka Dastuuka Somaaliya Oo Booqasho Ku Tagay Wasaarada Dastuurka Ee Galmudug
Wasiirka dastuurka Dowlada Federaalka Soomaliya C/rixmaan xoosh jibriil oo maalmahaan ku sugnaa Cadaado ayaa maanta Booqasho ku tagay Wasaarada Tastuurka Galmudug.



Safiika Turkiga ee Somaaliya Oo U mahad Celiyey Somaaliya Taageeradii Afgembigii
Xarunta Safaarada Turkiga ee Magaalada muqdisho waxaa Maanta lagu qabtay kulan hordhac u ah Munaasabad lagu xusayo Maalintii uu fashilmay afgebigii dhicisoobay ee dhacay dalka […]

Madaxweyne Somaliland oo Hargeysa Dib ugu Soo laabtey Kadib Markii Xaalad Caafimaad Imaaraadka U aaday”Sawiro”
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar Caafimaad ku joogay Imaaraadka Carabta ayaa dib ugu laabtay Hargeysa iyadoo si balaaran loogu soo dhaweeyey caasimada […]

Dhageyso:Madaxweyne Hirshabeelle oo ka naxsadey Bulshada Baladwayne
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada hiiraan,Waxaana Garoonka Diyaaradaha ugaas Khaliif ku soo dhaweeyay qeybaha kala duwan […]

